
Tirada Macawiisleyda Isku Dhiibeysa Al-Shabaab oo Sii Kordhaysa Shabeellada Dhexe
JOWHAR – Waxaa si weyn u kordhaya tirada xubnaha kooxda Macawiisleyda ee isku dhiibaya Alshabaab, kuwaas oo ku sugan qeybo kamid ah gobolka Shabeellada Dhexe, sida ay sheegayaan warar lagu kalsoonaan karo oo laga helayo gobolka. Wararka ayaa tilmaamaya …